Cali Khaliif Galaydh Oo Cadho Kaga Maqan Somaliland + Madaxweyne Muuse Biixi Oo Isku Cuno Duubay Fulinta Heshiiskii Lala Galay.

0
768
Cali Khaliif Galaydh Oo Cadho Kaga Maqan Somaliland + Madaxweyne Muuse Biixi Oo Isku Cuno Duubay Fulinta Heshiiskii Lala Galay.Hoggaamiyihii Khaatumo Cali Khaliif Galaydh ayaan muddo iminka warkiisa la haynin halka uu ku danbeeyay kadib markii uu cadho kaga tagay Somaliland. Gobolka SOOL oo dhibaato dhinaca degaanka iyo qadiyadda Somaliland ahi ka taagnayd muddo dheer ayaa loo arkaayay imaanshihii Siyaasi Cali Khaliif Galaydh inuu wax wayn ka tari doono, balse waxay u muuqata inay Somaliland mar kale dayacday siyaasigaas iyo Gobolka Sool ba .

 

Geesta kale heshiish Xukuumaddii Madaxweyne Axmed Siilaanyo la gashay Cali KHALIIF Galaydh iyo Khaatumo ayuu dhanaba u socod siin waayay Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi oo xilka kala wareegay Madaxweyne Siilaanyo, waxaana la odhan karaa qodobada uu handaraabay ayuu ku daray heshiiskii Khaatumo iyo Cali Khaliifba.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here