Xisbiyada Mucaaridka Somaliland Uu Shuruud Ku Xidhay Xal Laga Gaadho Arimaha Doorashooyinka.

0
790

Xisbiyada Mucaaridka Somaliland Uu Shuruud Ku Xidhay Xal Laga Gaadho Arimaha Doorashooyinka.

Xisbiyada mucaaridka Somaliland ayaa waxaa ay mar kale iskugu yimaaden kulan kuwaas oo ay ka soo qeyb galeen madaxweyne ku xigeenka Somaliland iyo labada gudoomiye ee xisbiyada Waddani iyo UCID

Kulankan ayaa aaney ka soo bixin wax go,aamo ah marka laga reebo in xisbiyada Waddani iyo UCID ay dalbadeen in la soo hor fadhiisiyo kulanka danbe ee Arbaca loo balamay madaxweyne Biixi oo ay sheegen in uu yahay gudoomiyaha xisbiga Kulmiye ,Islamarkaasina Ay Isga Kala Xaajonayan Arinta Laysku Khilaafsan Yahay Ee Ah Qabsoomida Doroshoyinka Deeganka Iyo Wakiilada.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here