Wasaarada Caafimaadka Gobolka Togdheer Oo Soo Bandhigtay Waxqabadkeedii+Maxay Qabatay

0
1120
Wasaarada Caafimaadka Gobolka Togdheer Oo Soo Bandhigtay Waxqabadkeedii+Maxay Qabatay

1. in la keenay Qalab Cusub shaybaar oo casri ah
2. Bilicdii Cusbitaalka oo la hagaajiyey
3. Qaybtii keliyaha lagu safeyn jiray oo la furay Daweynteedu billash tahay
4. waard cusub oo lafaha la dhisay lana furay Doctor Lafaha ah oo Ajunebi ah la keenay
4. iyadoo 24 sacadood Doctors la helayo, shaqadu socoto dhamaanteed
5. dhismo cusub hada bilaabay qaarna farta lagu hayo
6. Adeegii Bulshada loo qabanayey la hagaajiyey ( provided Quality Care )
Xaga xanaanooyinka in tii xukudani jirtay waxaaa la furay 7 xanaano iyo sadex Baro caafimaad ah ( PHUs)
waxaa la dhisayaa 5 xannao oo ku dhow dhamaan oo xukuumadu dhisayso, waxaa jira laba kale dadweyne dhisayo Wariir iyo Sibidhlay.
Waxxa halku lifaaqan sawiradii iyo wixii la qabtay English ku qoran

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here