Madaxweynihii Hore Ee Dawlad Degaanka Somalida Ethopia Cabdi Maxamud Cumar Oo Markale La Horkeenay Maxkamada Ethopia (Sawiro )

0
650
Madaxweynihi Hore Ee Dawlad Degaanka Somalida Ethopia Cabdi Maxamuud Cumar Cumar Cabdi iley Ayaa Manta Mudo Kadib Markale Maxkamad Lasoo Taagay
Iyadoona Xeer ilaalinta Ethopia Ay Sheegtay in 47 Qof oo uu kamid yahay Madaxweynihi hore Ee Dawlad Degaanka Ethopia Cabdi Maxamud Cumar Ay Ku Lug Lahaayen Dhacdadii 4ti Augosti Ee Sanadki Hore ka dhacday Magaalada Jig Jiga Oo Ahayd Rabshado Iyo Kicin Dadweyne Oo Lagaga Soo Horjeeday Maamulka Guud Ee Ethopia Waxaana Rabshadahaasi Ku Geeriyooday Dad Lagu Qiyaasay 59 Qof Halka Sidoo Kalena Ay Ku Dhaawacmeen 266 Qof halka Hanti ka badan 412 Milyan oo Bir ay ku baaba’day.
Lix Qof Oo Uu Ka Mid Yahay Cabdi Maxamuud Cumar Ayaa Gacanta lagu Hayaa Waxaana Dalka Gudihisa iyo Dibadiisaba ku maqan 41 Qof iyadoo Dadkaasi intooda badan ay ku sugan yihin Gudaha Isla Dalka Ethopia.
Dadka Falalkaasi ka danbeeyay Ayey Xeer Ilaalintu sheegtay in ay kamid ahaayen Masuliyin katirsan Maamulki hore’ Dhalinyaradi Heegada iyo Qaar Ka Mid Ah Ciidamada Liyuu Booliska.
Dacwada Madaxweynihii Hore Ee Dawlad Degaanka Somalida Ethopia Cabdi Maxamud Cumar Ayaa Dib Loogu Noqonayaa Todobo Cisho kadib Si Loo Dhagaysto Maxkamada Iyo Garyaqaanada Matalaya Labada

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here