Magacyada dadkii xasuuqay Shicibka Somaliland sanadkii 1988

0
1585

Magacyada dadkii xasuuqay Shicibka Somaliland sanadkii 1988

Waxaan halkan idinku soo gudbinayaa Saraakiishii Taliskii Siyaad Barre, ee ahaa Ragii madaafiicada kaga soo garaacaayay hargeysa, ee iyagoo shiraaya laga soo qaaday vedio , kuwii oo u tashanaaya sidii ay magalada u burburin lahaayeen…Nin walba darajadiisii iyo qabiilkuu ka soo jeedo……..
Waxaan ka codsanayaa Ragaas halkaa magacyadoodu ku qoran yihiin hadaad ogtahay halkay aduunka ka joogaan adigoo mahadsan u soo gudbi wadanka uu ku nool yahay iyo magaciisa Ururka Ugaadhsiga dadkii xasuuqay reer Somaliland….Thanks
1- Sareeye Guuto Ahmed warasame…………….Mareexaan
2- Sareeye Guuto Boodhe………..Dhulbahante..”samaxaad”
3- Sareeye Guuto Siyaad Daa’uud Gudaal …………Ogadeen
4- Gashaanle sare Ahmed Cumar Jees………………..Ogadeen
5- Gashaanle Sare Awees Geedow……………………Reer Afgooye
6- Gashaanle Sare Cabdicasiis Cabdikariim ” koorejaan”….Shiikhaash
7- Gashaanle Sare Cabdicasiis Codwayn……….Mareexaan
8- Gashaanle Sare…Shaale……………………………Majeerteen
9- Gashaanle Sare Mohamoud Shabeel…..Habar Gidir
10- Dhame Foodcade……………………………..Mareexaan
11- Dhame Abaadir……………………………….?
12- Gashaanle Muse Awaleh……………Gadabiirsi….”samaxaad”
13- Gashaanle Dhexe Mohamed Ibrahim…..Hawiye
14- Gashaanle…..Barawaani………..
Dadkaa aan halkaa ku soo qoray waa raga ku jira cajalada Vedio ah ee ay ka shirayaan sidii ay u baabin lahaayeen magalada hargeysa, iyo dadkii u qaxay geedeeblena ay leeyhiin intaanay ka bixin meesha waa geedeeblee aynu ku duqayno…baadhitaan wanaagsan qof walba oo reer Somaliland ah oo ku nool dunida dacaladeed ragaas ha la soo baadho……WAXA KU JIRA
LABA NIN OO AH REER SOMALILAND LABADAA NIN WAA LA SAAMAXAY….
ALLAA MOHAD LEH
ANIIS A. ESSA
WASHINGTON DC…USA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here