Halkan Ka Daawo Musaawirkooda “Wasiro ka tirsana Dawladi Hore Silanyo oo Muqdhisho Jooga.

0
591

Todabadkii hore ayaa Sadex Xubnood oo xilal wasiro iyo Wasiru dawle iyo Wasir kuxigeen ka soo qabtay Dawladi Hore Axmed Silanyo ayaa la arkay iyagao Magaalada Muqdisho Lugaynaya .

Warar kale ay  Shabakaada Qoryaalenews helayso ayaa sheegaya in ay sadexda Xubnood yihin  hordhac  ama sahan kodlad Wasiro iyo Masuuliyin kale oo Huteelka Xaraf  u yahay Saldhiig oo la filayo in iyaguna tagayana horanta bisha danbe.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here