Halkan Ka Daawo:(Sawiro) Madaxweyne Muuse Biixi Iyo Madaxweynaha DDSI Oo Si Wada Jira U Dhagax Dhigaya Wadada Isku-Xidha Ber-Bera Iyo Wajaale

0
939

Halkan Ka Daawo:(Sawiro) Madaxweyne Muuse Biixi Iyo Madaxweynaha DDSI Oo Si Wada Jira U Dhagax Dhigaya Wadada Isku-Xidha Ber-Bera Iyo Wajaale Madaxweynaha Somaliland Iyo Madaxweynaha DDSI Mustafe Cagjar Ayaa Maanta Si Rasmiya U Dhagax Dhigaya Wadada Isku Xidha Ber-bera Iyo Wajaale,Masuuliyiin Tiro Badan Oo Ka Tirsan Dawladaha Itobiya Iyo Somaliland Ayaa Goob-joog Ka Ah Dhagax Dhiga Wadadan

Kumanaan Kamida Shacabweynaha Somaliland Siyaasiyiin Iyo Masuuliyiin Kale Ayaa Buux Dhaafiyey Goobta Laga Dhagax Dhigaayo Jidka Weyn Kaas Oo Muhiimad Gaara U Leh Labada Wadan Ee Somaliland Iyo Somaliya,Waxaana Lagu Xardhay Calanka Dawlada Somaliland Iyo Shirkada Dp-world Oo Hirgelinaysa Jidkani
Sidoo Kale Waxaa Xusid Mudan In Madaxweynaha Somaliland Kulan La Qaatay Madaxweynaha DDSI.Kulankan Oo Saacado Qaatay Lagama Helin Xogo Buuxa Oo Iftiiminaya Qodabada Ay Labada Madaxweyne Ka Wada Hadleen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here