Dawlada Somaliya Oo Awaamiir Culus Usoo Dirtay Maamulka Puntland Kuna Amartay In Lasoo Qabto Gacan Ku Dhiig Layaashi Dilay Gabadh Yar Oo 12 Jira

0
582

Dawlada Somaliya Oo Awaamiir Culus Usoo Dirtay Maamulka Puntland Kuna Amartay In Lasoo Qabto Gacan Ku Dhiig Layaashi Dilay Gabadh Yar Oo 12 Jira

Golaha Wasiirrada XFS ayaa shir ay yeesheen oo uu shir guddoominayay ra’iisulwasaare Xasan Cali Kheyre waxay ku cambaareeyeen falkaas waxshinimada ah.

Xukuumadda ayaa ku boorrisay dowlad- goboleedka Puntland in ay dadaal badan geliso sidii loo soo qaban lahaa caddaaladdana loo hor keeni lahaa kuwii ka dambeeyay kufsigii iyo dilkii bahalnimada ahaa ee lagula kacay marxuumad Caa’isho oo 12 jir ahayd.

Golaha xukuumadda ayaa laamaha ammaanka iyo garsoorka ee dowladda federaalka faray in ay hay’adaha kale kala shaqeeyaan sidoo loo soo afjari lahaa tacadiyada noocan oo kale ah

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here