Ex Wasiir Maxamuud Xaashi OoLuuqad Adag Kula Hadlay Xisbiyada Mucaaradka Iyo Dadka Dacaayada Ka Fidiya Heshiiskii Ay Wada Galeen Somaliland Iyo Shirkada Dp World

0
660

“Wasiirkii Hore Ee Madaxtooyada Somaliland Maxamuud Xaashi CabdiAyaa Ka Hadlay Dhagax Dhiga Jidka Weyn Ee Isku Xidhaya Wajaale Iyo Ber Bera ” Taas Oo Kamida Himilooyinkii Madaxweyne Axmed Siilaanyo,Maxamuud Xaashi Ayaa Luuqad Adag Kula Hadlay Dadka Dacaayadeeya Heshiiska aY wada Galeen Shirkada Dp World Iyo Somaliland,Sidoo Kale Wuxuu KaJawaabay Dhaliilo Xisbiyada Mucaaradku Uso Jeedinayeen Shirkada Dp World,

Kuwii ceebta ka dhigi jiray horumarka qaranka loo wado ama isku dayi jiray inay ciideeyaan ee halku dhigyadoodu ahaa deked la dhisayaa ma jirto,wado la idiin dhisayaa ma jirto iyo waxbaa la xaraashayaa, waxaan leeyahay Tolow maantana maxay odhan?.

Ma runta hortooda timi ayay riyo iyo dhaan-dabagaalayn ku sheegi doonaan mise cad-ceeda ayay doonayaan inay calaacalahooda ku qariyaan,mise waa yaabe dakedda iyo wadada dhismaheeda loo qalab qaatay ayay leefi doonaan” Maxamuud Xaashi Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here