Laba Sarkaal oo Xilal Sarsare ka haya Xukumada Muuse Biixi oo Xukumadu xabsiga dhigtay+Waxa loo haysto

0
588

Xukumada Muuse Biixi ayaa xabsiga ku tuurtay xalay Agaasimiha Guud ee Wasaarada Warfaafinta Somaliland Cismaan Xuseen warsame

Sidoo kale  waxay xabsiga dhigtay Saaka Agaasimaha Maamulka lacagta ee Wasaarada Warfaafinta Somaliland Xasan maxamed maxamuud

Labadan masuul ayaa la sheegay inuu xadhigooda ku lug leeyahay Wasiirka warfaafinta Guri-barwaaqo oo dalbaday in hantidhawr la geliyo,maadaba labadoodaba uu ku tuhunsan yahay Musuqmaasuq,Wax-isdabamarin & Lunsasho Hanti Qaran.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here