Siyaasi Duur Oo Ka Horyimid Mawqifka Xisbigiisa Waddani Ka Taagan Yahay Guddida Doorashada

0
436

Siyaasi Duur Oo Ka Horyimid Mawqifka Xisbigiisa Waddani Ka Taagan Yahay Guddida Doorashada

Siyaasi Maxamed Nuur Caraale (Duur) oo ka mid ah xisbiga mucaaridka ah ee Waddani ayaa ka horyimid aragtida xisbigiisu ka qabo guddida doorashooyinka somaliland.

Siyaasi Duur oo qoraal ku baahiyey bogiisa Facebook ayaa soo jeediyey in layska ilaawo wixii hore isla markaana guddida doorashada laga faa,iidaysto waaya aragnimadooda si ay doorashada u qabtaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here