WAR DEG DEGA:Ciidamada Booliska Somaliland Oo Xabsiga U Taxaabay Gudomiyihii Garabka Dhalinyarada Xisbiga Waddani Maxamed Sidiiq Dhame.

0
440

Ciimada Booliska Somaliland Oo Xabsiga U Taxaabay Gudomiyihii Garabka Dhalinyarada Xisbiga Waddani Maxamed Sidiiq Dhame.

Ciidamada Booliska Soamliland ayaa xabsiga u taxaabay guddoomiyaha Garabka dhalinyarada xisbiga waddani Maxamed Sidiiq Dhamme sida ii xaqiijiyay afhayeenka xisbga waddani.

weli ma cadda sababta loo xidhay laakiin afhayeenka ayaa ii sheegay in Dhamme maalintii shalay qoray maqaal uu ku dhaliilayo madaxweyne Biixi, taasna ay u malaynayaan in loo xidhay.
Xigasho/Xasan Galaydh

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here