Hoogamiye Xirsi Cali X Xasan ayaa ka hadlay Buuga Silaanyo laga qoray.

0
483

Salaama Calaykum.

Waxaan ku faraxsanahay Buugga Madaxweyne Siilaanyo ee “Nin Tacab Badan Galiyay Qaranka”. waan soo dhaweynayaa waanan ka qaybgelayaa haddii nalagu martiqaado, waxaan rajeynayaa in buuggaasi xambaarsanaado xigmaddii hoggaamintii Axmed Siilaanyo.

Mar walba waan dhiirrgelinayaa in wax la qoro, gaar ahaan in ay siyaasiyiintu dadka dhaxal uga tagaan.
Mar walba Siilaanyo waa saaxiibkay waxaanan u rajeynayaa cimri dheer, cibaado suubban iyo caafimaad.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here