Xildhibaan Axmed Cali Dirir oo laga soo doortay Gobolka Tagdheer ayaa ka hadlay Dilki iyo labada Sarkal sido kale ka hadlay Dilki Taliye Casayr oo lagu dilay Magaalada Berbera oo ilaa hada iska xidhan an la marin ciqaabtooda waana ta kentay in lagu dhiirado in la layo saraakisha Cidanka ,sido kale waxu ka soo horjestay Bandoowga lagu soo rogay degmooyinka Cerigaabo.Garadag.celafweyn .waxanu ku tilmaamay waa nidaamki Taliski Maxamed Siyaad Bare,

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here