Shilalaka gaadiidku waa aafo dadsamee ah balse hoos loo digi karo hadii qorshe qaran loo sameeyo. Geerida dhiigbaxa iyo burburka hantida ee joogtoobey

0
465

1- Gaadiidka hadda waxa laga qadaa cashuuro badan customs inland revenue. Waa In la hello waddo gaadiidku ku badbadi karo balaceeda iyo bed qabkeeda iyo socodkeeda calaamada heeda. 2. Waa in la xakameeyo xawaaraha gaadiidka kaynaan Sharci gudaha magaalada 30km/hr. Socdaal guud 80km/hr iyo goobo tilmaamo gaara leh wadaha khaladaadaka Isla markaana ciqaabo xadhig ah iyo ganaaxyo kulul la soo rogo. 3- Booyadaha Qaadlaha Basaska liisamo gaara loo qaato. 4- in Ciiranka ilaalinta nabadgelyada wadooyinka laga saaro Police ka qalabkay u baahan yihiina loo dhamystiro kamarado xawaaraha calamadaha wadooyinka wiishash Barxado gaadiidka la Dhigo. 5_ in Hanks badbaadada wadooyinka Engineers khubaro Caalami ah loo Keeno. 6- in shuruuc loo sameeyo Dada wadida gaadhiga mamnuucid kaxayn baabuurta oo mudaysan iyo mid abadi ah

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here