Xaafiska warbaahinta hoogamiyaha Xisbiga Wadani Xirsi Cali Xaaji Xasan oo tacsi diraaya.

0
514

Inaallihaa Wa Inaa Illayhi Raajicuun

Shacabka somaliland mudanayaasha laba Gole Aqal Guurtida Iyo Wakiilada Qoyska iyo Qaraabada Waxaan Uga Tacsiyadaynayaa Geerida Naxdinta Leh Ee Ku Timi Xaaji Cabdikariim Xuseen Cabdi Waraabe

Waxa uu Ahaa Oday Qiimo Badan Oo Ka Baxay Qarankeenan Curdinka

Marxuunka waxaynu ku xasuusan doonaa nabadayntii beelaha soomaaliland dhismihii qaranka iyo isu soo dhawaynta siyaasiyiinta somaliland markasta oo Xurgufi dhex marto

Somaliland Marxalado Badan Ayuu Kala Soo Dabaashay Waxa Uu Ahaa Samatalis Qiimo Badan ugu Fadhiya Umada Somaaliyeed Gaar Ahaan Somaliland

Somaliland Maanta Waxa Ka Baxay Tiir Adag Oo Ay Cidna Buuxin Karin Waxa Uu Daris La Ahaa Waayo Aragnimo Dulqaad Geesinimo Iyo Ku Dhiirasho

Ugu Danbayn Waxaab Alle Uga Baryayaa Inuu Waa Bil Ramadaane Uu Naxariistiisa Ugu Deeqo

  • Xafiiska Warbaahinta Hogoomiyaha Xisbiga Mucaaradka Ah Ee waddani
    Xirsi cali xaaji xassan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here