Somaliland: Afar qof oo haysta dhalashada dalka Canada… Laba Darjiidhay Dhaqankii Iyo laba qadariyay Laba kala haaba

0
564

Somaliland: Afar Shaqsi oo sitay dhalasho dalka Kanada baa Somaliland soo gaadhay, laba shaqsi waxay ixtiraameen dhaqanka iyo sharciga Somaliland, oo wayba ku aqal galeen,


Laba lamaane xadaan ah oo ku aqal galay Hargeysa


Labadana Khamri iyago cabsan iyo dhaqan xuma lagu qabtay oo xabsiga hargeysa la dhiigay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here