Dawladu way ku deg degtay Xadhiiga Xildhibaan Dhakol isaguna waa khaldanyahay.gudoomiyaha Sonyo

0
399

“Xildhibaan dhakool wuu ku qaldanaa in hadaladaasi uu adeegsado xukumaduna xadhigiisa way ku deg degtay ee waxay ahayd in ay ka fiirsato”Gudoomiyaha sonyo Cabdicasiis Siciid Salax.

sidoo kale waxa uu dhamaan dhalinyarada kala duwan iyo shacabka ugu baaqay in ay si wayn uga qayb qaataan xuska maalinta 18 may

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here