Bulshada Burco Oo Siweyn U Sugaysa Bandhiga Buuga Laga Qoray Madaxweynihii Hore Ee Somaliland Axmed Siilaany

0
1152
Bulshada Burco Oo Siweyn U Sugaysa Bandhiga Buuga Laga Qoray Madaxweynihii Hore Ee Somaliland Axmed Siilaanyo Buug Laga Qoray Madaxweynihii Hore Ee Somaliland.Mudane Axmed Siilaanyo,Oo Siweyn U Dhexqaaday Bulshada Ayaa Habeenka Sabtida Oo Ku Beegan Xuska 18ka May Lagu Soo Bandhigaya Magaalada Burco,Gaar Ahaan Hotel Kaafi

Buugan Oo Saamayntiisa Wata Waxaa Siweyn Loogu Hadal Hayey Baraha Bulshadu Ku Xidhiidho,Iyadoona Siyaabo Kala Duwan Looga Hadlay Waxaanay Badida Dadweynuhu U Xiiso Qabaan Aqoonta Iyo Waayo Aragnimada Ku Duugan Buuga,
Waxaana Bandhiga Buugaasi Lagu Gorfaynaayo Goob-joog Ka Ah Qoraaga Buugaasi Cabdiraxmaan Yuusuf Cartan,Wasiiro Ka Tirsan Xukuumada Iyo Masuuliyiin Tiro Badan Oo Ka Tirsan Xukuumadii Hore Ee Axmed Siilaanyo
Buugan Oo In Mudo Ah La Sugaayey Waxaa Maanta Si Rasmiya Loo Soo Gunaanaday Daabacada Kaadhadhka Lagu Gelaayo Buugaasi,Iyadoona La Shaaciyey Goobaha Laga Helaayo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here