Madaxwayne Muuse Biixi Oo U Cadaalad Samayn Kari wayaay Dhalinyardii Lasoo Tacabtay iyo Beelaha Uu Neceb yahay

0
442
Guusha madaxawayne Muuse biixi waxaa kala soo qayb qaatay dhalinyaro aqoonyahano ah oo hiil balaadhan la garan istaagay wakhtigii uu khilaafka xusbigu taagnaa
Dhalinyaradani waxay ka koobaanaayeen dhalinyaro ka soo wada jeeda Somaliland kuwasi tacab badan galiyay sidii uu muuse biixi u guulaysan lahaa.
Nasiib daro markii ay guusabaabada ka wada xidhay dhalinyaradii la soo tacabtaoy isaga oo isku xeeray dhalinyaro ay isku beel hoose yihiin .
Beelaha Sacad Muuse Ee Muuse biixi Sida Gaarka ah U neceb yahay
Madaxawayne muuse waa nin aad u calool xun oo uurku taalo leh wuxuu xasuusan yahay cid kasta oo ay mar is qabteen ha ahaato xiligii dagaaladii Qaaxo ee jabahada iyo tii siyaasadaba .
hadii aan yar taataabo beelaha uu neceb yahay ee ay isku soo eedeen xiligii jabhada waxaa ka mid ah.
Beelaha Baha sacad oo uu si gaar ah iskaga ilaaliyo beesha makaahiil isaxaaq oo ay abtirsiin ahaanay siman yihiin
beesha cabdiraxmaan sacad oo uu xitaa u quudhi waayay inuu xil agaasime waaxeed u magacaabo
beesha yaasuf oo uu xasuusan yahay colaadii beeshii ku dhex martay xarshin .
beesha cabaas ( maxamed sheekh isaxaaq ) oo uu u yaqaano inaanay sinjiyada isaaq ku jirin .
beesha cabdale abokor oo ay colaado iyo dilal hore koo kala mareen isaga oo lagu aaneeyo dilkii sarkaal ka soo jeeda beesha cabdle abkor .
waxa muhiim ah in ay is ogaadaan beelahaas aan soo sheegay
bal u fiirso dawladiisa waxaa u dhisay dawlad xuseen abokor ah oo uu ku taxay dhamaan mansab yadii dawlada iyo mashaariicdiiba waxaana markhaati ka ah shacabka reer somaliland ..
La soco……..
Salebaan Ali ahmed
London

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here