Saraakiil iska casiley ciidamada somaliland una digo rogtey kuwa maamulka Puntland oo

0
495

Saraakishan ka tirsana Cidamada Somaliland ayaa loo samaynaya Munasabad si weyn loo soo abaabulay oo ka soo qaybgalayan mamuulka goolayasha Putland

 

Xayle xaaji Diraac iyo xuseen faarax aadan”Xuseen dheere” ayaa ahaa Taliyayaasha  ciidamada somaliland u qaabilsana Gobolka sanaag bari iyo badhan oo ay deegaan ahaan ka soo jeedaan.

Iscasilaadan ayaa waxa uu salka ku haysaa Kadib markii uu Khilaaf soo kala dhex galay taliyaashan iyo sarakiisha ka sareysa oo Ku Amarey iney Badhan duulan ku Qaadan, iyadoo ku sugan yahay wasiir ka socday maamulka putland oo todobadakan yimid badhan ayaa sababay inay somaliland ka goostan,

sidookle Dhacdadan ayaa ku soo beegmaysa iyada oo saaka gudoomiyihii badhan ee somaliland uu xilkii iska casilay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here