XUSUUSTII MARXUUM CISMAAN QAASIN QODAX IYO HADAL DHAXAL GAL AH.

0
794

cismaan Qaasin Qodax wuxuu ka mid ahaa Golihii Wasiirada Dawladii Daahir Rayaale 2003

2. Alle ha u naxariistee Cismaan Qaasin oo ah Wasiirka Caafimaadka ayaa waxaa looga yeedhay Xafalad ah Gudniinka Fircooniga ah
Markii uu goobtii yimi ee hadlkii lagu soo dhaweeyey wuxuu yidhi” Dumaroow waxa hawshan gudniinka sameeyaa waa idinka waxa lagu sameeyaana waa idinka
(Dumarka) anaga (Ragga) ha noo yeedhina e idinku is wacyi geliya ilayn anagu afkayaga ka odhan karimayno hadalkaase .
………………………………………………..
ALLAYLAHE shalay ayaa wax dhaceen xarunta dhaqan biiska biiska hargeisa

Sawirka Abdiweli F. Ali.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here