Madaxweyne Muuse Biixi Ma Albaabadii Ayuu Ka Soo Xidhay Mudanayaasha Labada Gole Ee Guurtida Iyo Wakiilada

0
543

-Madaxweynaha somaliland Md Muuse Biixi Cabdi ayaa lagu dhaliilaa in tan iyo wakhtigii uu xafiiska yimid uu hoos u dhac wayni ku yimid wada shaqayntii uu la lahaa goleyaasha wakiilada iyo guurtida.

Siyaasiyiin mucaarid ah ayaa inta badan warbaahinta ka sheega in madaxweyne Muuse Biixi uu albaabada ka soo xidhay xildhibaanada goleyaasha wakiilada iyo guurtida taas oo sababtay inuu hoos u dhaco wada shaqayntii iyo taageeradii madaxweynaha iyo xukuumadiisu ku lahayd goleyaasha sharci dejinta.

Image result for madaxweyne muuse biixi iyo goleyaasha guurtida iyo wakiilada

Sidoo kale hoos u dhaca ku yimid wada shaqayntii uu madaxweyne Muuse la lahaa goleyaasha sharci dejinta ayaa la sheegaa inay sababtay in madaxweynuhu kalsoonida golaha u waayo laba codsi oo uu u diray, kuwaas oo kala ahaa xaaladii degdega ahayd ee uu ku soo rogay deegaanada ka tirsan gobolka Sanaag iyo sidoo kale dalabkii ay xukuumadiisu ku doonaysay in xasaanada laga qaado xildhibaan Dhakool oo dawladu xabsiga dhigtay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here