Shir xasaasiya oo xalay ka furmay magaalada Dubay oo lagaga hadlay Xalada Dalka .

0
356
  1. Shir Xasaasi Ah Oo Ay Albaabadu U Xidhanyihiin Oo Goordhaewayd Uga Furmay Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Mudane Eng Faysal Cali Xuseen, Dr Cali Khaliif Galaydh, Maxamed Aadn Qabya Tire Iyo Boqor Cismaan Se Maxamuud Buur Madow.
    Shirkan Inkasta Oo Aanay Weli Kasoo Bixin Warar Faahfaahsan Ayaa Haddana Sida Naloo Xaqiijiyey Waxyaabaha Lagaga Wada Hadlay Waxaa ka Mid Ah Xaalada Guud Ee Dalku Marayo, Arimaha Dooroorashooyinka Iyo Nabad Gelyada. Kulankan Ayaa Ku Dhamaaday Jawi Aad U Wanaagsan Iyo Is Afgarasho.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here