Cidamadi maamuulka putland oo so faruqiiyay saldhigyadi ay difaca kaga jiren ee deganada #Afuruur iyo Buraha #Galgala

0
403

 

kadib marki maamulka madaxweyne #Denay u 2,000 #Milyaan oo doller oo mushahki cidamda maammulkisa ah siyay tiro cidamo u dhashay besha #Warsaangali oo dhawaan ka falagobay cidanki qaranka Somaliland ee ay ka tirsanayeen marki hore sarakisha cidamada gadooday aya maamuulka Ku edeyay in mamulku Ku mashqulay cidamada warsan gali iyo kuwa dhulbahante ee deganada sool iyo sanaag bari..

 

Xogta Maanta

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here