Xildhibaan Mubaarik Bidhi Oo Bilad Sharaf Tii Ugu Mudnayd La Gudoonsiiyay Habeenimadii Xalay + Kadib Markii Uu Guulo Badan Gobolka Usoo Hooyay

0
515

Xildhibaan Mubaarik Bidhi Oo Bilad Sharaf Tii Ugu Mudnayd La Gudoonsiiyay Habeenimadii Xalay + Kadib Markii Uu Guulo Badan Gobolka Usoo Hooyay

Xildhibaan Mubaarik Yuusuf Cilmi {Bidhi} Ayaa Noqday Shamac U Baxay Guud Ahaan Gobolka Togdheer Iyo Gobolada Bariba , Xildhibaanka Ayaa Dedaal Karti Iyo Fir Fircooni Badan Waxa Uu Xili Kasta Ugu Jiraa Sidii Gobolka Togdheer U Noqon Lahaa Hormuudka Gobolada Soomaliland , Xildhibaan Bidhi Ayaa Gacantiisa Ku Fuliya Arimo Danta Guud Ah Oo Uu Si Tabarucaad Iyo Iskaa Wax U Uqabso Uu Ugu Fuliyo Gobolkiisa Iyo Dadkii Soo Doortay 

Dhalinyarada Waayeelka Iyo Wax Garadka Gobolka Ayaa Iyaguna Ah Kuwo An Ka Abaal Ka Darin Wax Qabadka Muuqda Ee Uu Xildhibaanku Ka Gaysto Gobolkiisa , 

Xildhibaankan Ayaa Ah Xildhibaanka Kaliya Ee Sida Qoraxda Uga Dhex Ifaya Xildhibaanadii Isku Wakhti La Doortay 

 

Mar Uu Ex Wasiir Qabyo Tire  Uu Xildhibaan Bidhi Ka Hadlayay Kartidiisa Ayaa Waxa Uu Yidhi 

” Xildhibaan Mubaarik Yuusuf Cilmi {Bidhi} Bulshada Gobolka Togdheerey Waa Bilad Dahaba Oo Burco Hantiday ” 

Masoo Koobi Karo Wax Qabadyada Faraha Badan Ee Uu Isu Xilqaamay Xildhibaanku Si Uu Gobolkiisa Ugu Horumariyo 

 

Habeenimadii Xalay Ayaa Barnaamij Lagu Qabtay Magaalada Burco Oo Loogu Magac Daray {Qiimee Awards} Oo Looga Jeedo Qiimee Qofkaaga, Waxaa  Xildhibaanka Lagu Maamuusay Isla Markaana Ay Dhamaan Uga Markhaati Kaceen Dadkii Kasoo Qayb Galay Barnaamijkaasi Inuu Yahay Xildhibaanka Kaliya Ee Gutay Isla Markaana U Qalma In Dalka Xil kan Kasii Sareeya Loogu Dhiibo Si Dadka Iyo Dalkuba Horumar U Gaadhan ,

Xildhibaanka Ayaa Bilad Sharaftii Abid Gobolka U Mudnayd Ee Shaqsi Lasiiyo Lagu Maamuusay 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here