Xildhibaan Mubaarik Yuusuf Cilmi Bidhi Oo Maanta Gurigiisa Ku  Booqday Ex Madaxwayne: Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo.

0
661

Xildhibaan Mubaarik Yuusuf Cilmi Bidhi Oo Maanta Gurigiisa Ku  Booqday Ex Madaxwayne: Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo.

Xildhibaanka Ayaa Maanta Oo Jimce Ah Ku Booqday  Guriga Uu Magaalada Hargaysa Ka Dagan Yahay Madaxweynihii Hore Ee Jamhuuriyada Soomaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo.

Booqashada Xildhibaanka Ayaa Waxa Ku Wehelinayay Xildhibaan NAC NAC Iyo Masuuliyiin Kale 

“Sharaf Ayay Maanta I Tahay Inan Ku Boqdo Gurigisa Isla Markaana Salada Jimce Isu Racno Madaxweynaheeni Hore Axmed Maxamed Maxamuud (Silaanyo) Iyo Saaxibki Xildhibaan Axmed Diiriye (Nacnac)”

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here