Gaadhigii Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland Oo Lagala Soo Baxsaday Garoowe+Ciidammada Somaliland Oo Loola Soo Galay Iyo Halka Uu Ku Sugan.

0
426

 

Laascaanood(Qoryaaleonews)-Wararka laga helayo jiidda hore ee ciidamada Qaranka Somaliland ayaa sheegaya in gaadhiga madaxweyne ku xigeenka Puntland Mr Axmed Karaash oo lagala soo baxsaday Garoowe uu u soo galay ciidanka Qaranka Somaliland.

Gaadhigan oo noociisa lagu sheegay Hard top waxa loola soo galay fadhiisinka Ciidanka Somaliland ee Xuddun ee gobolka Sool mana cadda sababtu.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here