Booliska oo nin usoo xiray dil loogu geystay Sulekha oo Reer Somaliland ah.

0
384

“Ciidanka boliiska gaar ahaan Hoggaanka Demibaarista CID ayaa ku guuleystay in ay gacanta ku soo dhigaan edeeysane Bishar Abdirisaq Maxamed kaasoo ku eedeeysan dilka marxuumada Suleeqo Yusuf Axmed falkaas oo dhowr cisho ka hor ka dhacay Hotel Camir oo ku yaal degmada Howlwadaag”.

Dilka gabadhan oo aad looga hadal hayay baraha bulshada maalmihii u dambeeyay ayaa ugub ku ah noociisa magaalada Muqdisho, waxaana baaristiisa wali gacanta ku haya booliska.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here