War deg deg ah:Wasiirka Arimaha Debada Ee Somaliland Oo Ka Degay Wadanka Niger Oo Uu Kaga Qayb Galayo Shirka Midawga Afrika Ee Isdhexgalka Ganacsiga

0
376

War deg deg ah:Wasiirka Arimaha debada ee Somaliland oo ka degay wadanka Niger oo uu kaga qayb galayo shirka Midawga Afrika ee isdhexgalka Ganacsiga. Wasiirka Arimaha debada  Jamhuuriyada Somaliland Yaasiin xaaji maxamuud xiir “Faratoon” ayaa shalay galab ka degay magaalada Niamey ee caasimada wadanka Niger .

Wasiirka Arimaha debada wadanka Niger  Mr Ibrahim Yacoubou ayaa madaarka kusoo dhaweeyay weftiga uu hogaaminayo wasiirka arimaha debada Somaliland.
Shirkan oo lagaga hadlayo isdhexgalka ganacsiga ee qaarada afrika  ayaa waxaa soo qabanqaabiyay ururka Midawga afrika (Africa Union) waxaana kasoo qayb galaya in ka badan 30 madaxweyne oo kasocda guud ahaan qaarada afrika.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here