Daawo: DEG DEG:Dagaal Ka Socda Deeganka Ceel-Afwayn Iyo Qaybo Kamida Jabhada Kornayl Caare Oo Gudaha Uso Galay Deegnaka Ceel Afwayn.

0
438

DEG DEG:Dagaal Ka Socda Deeganka Ceel-Afwayn Iyo Qaybo Kamida Jabhada Kornayl Caare Oo Gudaha Uso Galay Deegnaka Ceel Afwayn. Dagaal Ayaa maanta dib uga bilaamay deganka ceel afwayn ee gobalka sanaag sida ay sheegay warar naga soo gadhaya deegankaasi waxa gudaha uso galay qaybo kamdida jabhada kornayl caare.

dagaalkan ayaa daba socda dagaalkii ilaa shalay galab iyo xalay ka dhacay degankasi oo ku naf waayen in ku dhow Sagaal qof oo kaso kala jeeda beelaha dega deeganka ceel afwayn ee ay ka dhaxayso colaada so jiitamaysay mudooyinka badan.
xukuumada somaliland oo aan wali wax wara ka soo saarin xaalada ka taagan deeganka ceel afwayn iyo xaalad colaadeed oo wali ka taagn deegankasi.
Natiijada sawirka Ceel afwayn

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here