Xaalada Deegaanadi Ceelafweyn ee Dagaalado Ka Dhaceen oo Maanta Degan Iyado Ila Hadda Xukummada Somaliland Kala Dhex Gelin Beelahi Halkaas Ku Dagaalamay.

0
325

 

Xaalada Goobahi Dagaaladi Ka Dhaceen Deegaanada Ceelafweyn Iyo Dararweyne oo Maanta Degan Iyado Xabado Goor Kasta Faraha Ka Baxi Karto, Maaleeshiyad

Ceelafweyn (Burcoonline) 09.07.2019 Xaalada Goobahi Dagaaladi Ka Dhaceen Deegaanada Ceelafweyn Iyo Dararweyne oo Maanta Degan Iyado Xabado Goor Kasta Faraha Ka Baxi Karto, Maaleeshiyad Beeledyadi Deegaanadaasi Ku Dagaalamay aya Weli Ku Kala Sugan Goobo La Garanayn, iyado Ila Hadda Xukummada Somaliland Wax Talaabo Ka Qaadin Dadka Deegaanadaas Ku Dagaalamaya.
Magaalada Ceelafweyn aya Bandow Lagu soo Rogay Iyado Goobaha Dagaalko Ka Dhacayaan Ka Baxsanyahiin Magaalada Ceelafweyn.
Maleeshiyadi Iyo Teknikadi Jabhadi Taliye Caare ee Shalay Weerarka Ka Gaysatay Deegaanka Dararweyne aya Lagu soo Waramaya in Ka Baxeen Aagaasi Iyago Ku Sugan Bariga Degaanka Dararweyne.
Dagaalkan aya sababay Dhimasho Iyo Dhaawac Badan Waxi Ka soo Kordha Kala socda Burcoonline News

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here