Khasaaraha Ka dhashay Mudahaadyo Lagu Taageerayo Jabhada Korneyl Caare Oo Ka Dhacay Magaaloyinka Burco Iyo Ceerigaabo.

0
382
Khasaaraha Ka dhashay Mudahaadyo Lagu Taageerayo Jabhada Korneyl Caare Oo Ka Dhacay Magaaloyinka Burco Iyo Ceerigaabo.Magaaloyinka Burco Iyo Ceerigaabo Ayaa Waxa Ka Bilaabmay Mudaharaadyo Lagu Taageerayo Jabhada kornayl Caare ,Dibad baxayshaaya Iyo Cidamada Qaranka Ee Magaaloyinkaasi Ku Sugan Ayaa Waxaa Dhexmaray Iska Hor Imaad.

 

Wararka anu Ka Helay Magalada Ceerigabo Ayaa Sheegaya In Magaladaasi Mudaharaadka Ka Socdaa Uu Ku Dhaawacmay 1 Qof.

 

Dadkan Shacabka Ah Ayaa Taayiro Ku Gubay Jidadka Magaaloyinka Burco Iyo Ceerigaabo ,Ciidamada Qaranka Ayaa Dadaal Xoogan Ugu Jira Sidii Ay U Kala Diri Lahaayeen Dadkan Gadoodsan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here