“Wasiir Maxamed Kaahin Wuxuu Mudan Yahay Inuu Noqdo Madaxweynaha Lixaad Ee Somaliland”Xildhibgaan Mubaarig Bidhi

0
412

 

“Wasiir Maxamed Kaahin Wuxuu Mudan Yahay Inuu Noqdo Madaxweynaha Lixaad Ee Somaliland”Xildhibgaan Mubaarig BidhiWasirka Arimaha Gudaha Mujaahid Maxamed Kaahin Axmed , nin reer maaha,waa nin qaran.

Waa nin mudan in talo loo dhiiso.waa nin mudan in Dalkan Madaxweyne ka Noqdo mar hadi Saaxibadi dalka Madaxweyne ka noqden AHN Cabdiraxmaan Tuur.Silaanyo.iyo Muse Bixi oo hada Madaxweyne ka ah .

Miyaynan Mujaahid Maxamed Kaahin oo ahaa afarti Sarkaal ugu horeyay SNM u talaba uu ka mid yahay isla markana kaligi ka nool yahay ilaahay Cimrigisa iyo Caafimadkaba ha u barakeeyo anay ahayn inu mudan yahay Madaxweynaha Lixaad Somaliland.

Mujaahid Maxamed Kahin colada Ceelafweyn dadka walaalaha waxaa umada somaliland markhaati ka tahay inu juhdi iyo wakhti badan ku bixiyay siday dadkaasi u heeshin lahaayen.cid ka badsata ma jirto sidu uga hawl galay inu colada dhameeyo.

Mujaahid Maxamed Kaahin waa nin qaran dadka reer Somaliland waa isugu mid

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here