Laba Guulood Oo Waaweyn Oo Madaxweyne Biixi Dheeryahay Cid Walba

0
360

Madaxweyne biixi oo ah madaxweyna hadda haya jamhuuriyadda curdinka ee somaliland,

waxa uu noqday madaxweyihii ugu horreeyey oo ugu haddal haynta badnaa marka loo eeggo taariikhda abid gaar ahaan socdaalkii uu ugu anbaxay galbeedka afrika.taas oo maqaam sarre geysay magaca iyo jamhuuriyadda curdinka ah ee somaliland.
tan oo ay ka hinaastay oo ay ku ladi waayeen xukuumadda cagaha badan ku taagnayn ee soomaaliya,tanna waxa caddayn u reaction ay ka celliyeen xukuumadda soomaaliya taas oo kasoo yeedhsiisay qaylo iyo haddalo is dhaafdhaafsan oo caalamku kula yaabeen.
guusha labaad ee taariilkhda u gashay madaxweyne biixi waa shaqo qarran oo ila hadda laga yaabanyahay oo ku dhaqaaqay madaxweyne waxaad moodaa waxbadan inuu ugu socda hore
hamse riraash
hamseriraash@hotmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here