inaanu sagau waxba noqon Xisibiguna waxba u noqon inuu kor ugu dalaco mooyaane.
Xadhig kasta oo xaqdara ahi waxba uma faaidiyeeo ka wax xidhay ka la xidhayna waxba ma yeelo ee kor buu ugu dalacaa Dhame iyo inta kale ee xaqdarada ku xidhanba waanu ka xunahay waxaan lenahay in la xidho oo xoriyadooda laga qaadaa waa qalad iyo gef sharci.
Waxaan kaloo aad uga xumahay xadhiga Abwaan Baahe, Xildhibaan Aadan Haaji Ahmed oo mudo lixdan cisho isaga oo xasaanad leh sifo sharci daro ah ugu xidhan xabsiga mandheera waxan leenahay waa in xoriyadooda loo soo celliyaa sida ugu dhaqsaha badan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here