Madaxweynaha Puntland Oo Gudoomiye Ku Meelgaadh Ah U Magacaabay Degmo Ka Tirsan Somaliland

0
481

 

Madaxweynaha Puntland Oo Gudoomiye Ku Meelgaadh Ah U Magacaabay Degmo Ka Tirsan SomalilandMadaxweyne Deni ayaa Guddoomiye ku meel gaar ah u magacaabay degmada Taleex. Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Xeer Madaxweyne Lr50 oo ku taariikheysan 24,Luulyo, 2019 ku magacaabay Guddoomiyaha Ku meel gaarka ah ee degmada Taleex

Madaxweynaha Dowladda Puntland.

 

Marku arkay: Dastuurka Dowladda Puntland.

 

Markuu Tixgeliyey: Baahida loo qabo in ay sii socoto Shaqada Maamulka Degmada Taleex.

Wuxuu Xeeriyey:

 

1. Waxaa Iimaan Cali Shire si ku meel gaar ah loogu magacaabay Guddoomiyaha Degmada Taleex.

Xeerkani wuxuu dhaqangelaya markuu Madaxweynuhu saxiixo, wuuna saxiixay.

*XAFIISKA WARFAAFINTA MADAXTOOYADA DOWLADDA PUNTLAND*

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here