War Deg Dega:Dagaal Culus Oo Hada Ka Qarxay Degmada Ceel-afweyn

0
383

War Deg Dega:Dagaal Culus Oo Hada Ka Qarxay Degmada Ceel-afweyn Degmada Ceel Afweyn Ee Gobolka Sanaag Waxaa Hada Ka Bilaamay Dagaal Hor Leh Kaas Oo U Dhexeeya Jabhada Korneyl Caare Iyo Ciidanka Policeka Ee Ku Sugan Deegaankaas,Dagaalkan Ayaa Sidoo Kale Waxaa Lagu Qaaday Saldhiga Ciidanka Policeka Halkaas Oo Ay Weerareen,Jabhad Taabacsan Korneyl Caare,Gudaha Magaalada Waxaa Laga Maqlaya Dhawaaqa Rasaasta Taas Oo Ay Is Weydaarsanayaan,Dablaydan Hubaysan Kuwaas Oo Ridaaya Rasaas  Faro Badan Oo Bulshada Cabsi Gelisay

Ilaayo Hada Lama Xaqiijin Karo Khasaarahja Ka Dhashay Dagaalkan,Balse Goob Jooge Ku Sugan Deegaankaas Ayaa Shebekada BurcoOnline,U Xaqiijiyey In Gudaha Magaalada Uu Ka Socdo Dagaal Xoogani,

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here