War Deg Deg Ah:- Saxafiyiin Hargeysa Lagu Xidhay, Magacyadooda & Xaalada Oo Kacsan

0
391

Xukumadda Somaliland ayaa lagu soo waramayaa in ay xabsiga ku gurtay saxafiyiin ka hawl-galaayay telefiishanka madaxa-banaan ee Eryal Tv

Wariyayaasha ayaa waxay kala yihiin Badri Kozar Caydaruus Maxamed, Cabdiraxmaan Fantastic iyo sawirqaade Kamaal,Weli sababtu ma cadda sababta xadhigooda ka danbeysa.

 

Maalmihii ugu dambeeyay xukumadda somaliland ee uu hogaaminaayo madaxweyne BIIXI ayaa xidh-xidhay saxafiyiin ku sugnaa magaalada hargeysa, kuwaas oo aanay wax war ah kasoo saarin sababta xadhigooda.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here