Dawlada Somalilaya Oo Shaqaale Ka Kala Socda Somaaliya Iyo Soomaliland Shir Ugu Qabatay Hargeysa & Moganaanta Xukumadda Muuse Biixi.

0
360

Hargeysa(Qoryaalenews)- Hotelka Ambasator ee magaalada Hargaysa waxa muddo todobad ah uu tababar dhanka shaqada ah uga socdaa shaqaalaha wasaaradaha dawlada faradaraalka ah ee Somalia.

Waxa yaguna kula jira tababarka shaqaale ka mida wasaaradaha Somaliland oo ka shaqeeya sida wasaaradaha beeraha iyo deegaanka.

Shaqalaaha ka socda dhanka Sonaliland ee wasaradaha ayaa iyaguna tagi doona Somaliya doorka danbe si ay iyaguna usoo qaataan tababar dhamaystiran oo ay qabanayeen Haayado caalami ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here