Badhasaabka Togdher Oo Qabyaalad Cad Kala Dhex Dhigay Gobolkii togdheer Kuna Fashilmay Adkaynta Sharciga

0
402

 

Burco(Qoryaalenews)-tan iyo intii loo magacaabay xamse cadawyuurura gudoomiyaha gobolka togdheer waxa soo badanaaya cabashooyinka kala duwan ee ku aadan gudoomiye xamse cadaw yuurura isagoo cudbi kaga furaystay dhagaha cabashooyinkia dadka uu masuulka ka yahay
sido kale waaxanoolaanshaha iyo nabada gobolka togdheer

waxaa maalin walba Xafiiska Maamulka Gobolka togdheer isasoo hortuba boqolaal kamida
odayaasha iyo madax dhaqameedka gobolka kuwas oo dhamaantood Saluugsan sida uu Gudoomiye Xamse Cadaw Yuurura umaamulaayo Gobolka togdheer halka qaar kamida cuqaal iyo salaadiin ay warbaahinta kaga dhawaaqeen amni daro iyo inay dagaalamayaan oo wax iska celinayaan ,Xamse cadaw yuurura oo ku fashilmay arintaas inuu wax ka qabto ayaa mar kale waxa uu ku fashilmay soo af jarida laba beelood oo dhul deegaamaysi isku haysta taaso oo uu kala kulmay fadeexadii abid ugu xumayd iyana isla markaana gudoomiye xamse cadaw yuurure loo adeegsaday rasaas nool oo wax yeelaysay gaadiidkii ay wateen isaga iyo wafti uu hogaaminaayay

dadweynaha kala duwan ee ku nool magaalada burco ayaa in badan badan kusoo cel celiya inaanay aqoonba ama aanay aragba badhasaabka gobolka togdheer isago joogay sanado badan gobolka Halka qaarna ay ubaxayaan wali heesihii looqaaday maxamed ibraahin aadan Qabyotire

 

ugu danbayn cabashooyinka shacabka gobolka togdheer oo joogto noqday ayaa waxay jawaabtoodii ka sugayaan madaxweynaha somaliland mudane muuse biixi cabdi a gobolka ka bilaabmay falal aan la mahadin oo carqalad iyo colaad uhorseedikara wada

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here