Maqaayad qaawanaan wax lagu cuno, laguna cabo oo laga furay iyo magaalada laga furay: SAWIRRO

0
506

Caasimadda dalka Fransiiska ee Paris ayaa waxaa laga furay maqaayad qaawanaan lagu cunteeyo taas oo lagu magacaabo O’Naturel. Dadka maqaayadan imaada ayaa dharka isaga soo siibaya qol dharka la dhigto, waxaana ay soo fariisanayaan kuraasta maqaayada iyaga oo qaawan rag iyo dumarba.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here