Warbaahinta QoryaaleNews.net Oo Idin Leh Hambalyo Farxad Ku Ciida

0
685

Dhamaan Shaqaalaha Warbaahinta Qoryaale News Waxay Hambalyo Farxadeed U Dirayaan Dhamaan Bulsho Waynta Muslimiinta Gaar Ahaan Umada Soomaliyeed ,Munaasibada Ciidal Adxa Awgeed .

Allah Haynaga Aqbalo Dhamaan Acmaashii Suubanayd Ee Aynu Soo Samaynay .Waxaan Kale Oo U Ducaynaynaa Xujaajta Sanadkan Iyo Guud Ahaan Qofkasta Oo Muslima Ilahay Ciidan Ciideeda  Haynagu Gaadhsiiyo Badhaadhe Iyo Khayr Waa Bahda Qoryaale News Oo Idin Leh Hambalyo Idiina Rajaynaysa Cafimaad Qab Iyo Cimri Dherer 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here