Madaxwaynaha Somaliland Oo Wasiiro Ka Tirsan Xukuumada Somaliya Oo Ku Kulmay Dalka Sucuudiga.

0
358
Madaxwaynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi Iyo Wafti Uu Hogaaminayo OO ku sugna dalka sucuudiga ayaa la kulmay masuuliyin ka socda xukuumada somaliya oo iyaguna ku sugnaa xajka ma jir wax wara oo ka soo baxay kulankaasi labada dhinac ku qaateen dalka sucuudiga .
Xukuumada Muuse Biixi Cabdi Ayaa Iyadu Xisbiga wadani ku eedaysa in uu yahay soomali wayn laakin xukuumada Mdaxweyne biixi ayaa iyaduna baryahan danbe si wayn uga dhex muuqanaysey sawirada ay ku jiraan wasiirada iyo masuuliyinta somaliya.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here