Guddida Qandaraasyada Qaranka JSL Oo Shaacisay Tartan Furan Oo Loo Galayo Dib U Dhiska Dayactirka Ah Ee Lagu Samayn Doono Labada Biriij Ee Magaalada Burco.

0
292

Guddida Qandaraasyada Qaranka JSL Oo Shaacisay Tartan Furan Oo Loo Galayo Dib U Dhiska Dayactirka Ah Ee Lagu Samayn Doono Labada Biriij Ee Magaalada Burco. Xafiiska Gudida Qandaraasyadda Qaranka Ee Somaliland Wuxuu Baahinayaa Islamarkana Uu Ku Wargalinayaa Dhamaan Shirkadaha Dhismayaasha ama Cidkasta Oo Danaynaysa lala Socodsiinayaa Dayactirka Labada Biriish Ee Ku yaala magalada Burco Wixii Faahfaahin ah Halka Hoose Ka Eeg.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here