Gudida Dugsiga Sare Ee Boodhanka Qoryaale Ayaa Shahaado Sharaf Ku Maamustay Gudoomiyaha Gudida Qandaraayada Qaranka Somaliland Nuux Maxamed Xuseen

0
569
Gudida Dugsiga Sare Ee Boodhanka Qoryaale Ayaa Shahaado Sharaf Ku Maamustay Gudoomiyaha Gudida Qandaraayada Qaranka Somaliland Nuux Maxamed XuseenGudoomiyaha Guddida Qandaraasyada Qaranka Somaliland Mudane Nuux Maxmed Xuusen Oo lagu maamusay shahado sharaf Ka markhaati ka caysa shaqo wanaagiisa.
Tan iyo intii uu Gudoomiye Nuux maxamed Xuseen Ahaa Gudoomiyaha Gudida Qsndaraasyada Qanranka Somaliland Waxay Gudidu ku talaabsatay horumar balaadhan Kaasi oo bulshadu mahadisay.

Shahaado sharaftani Waxaa Gudoomiye Nuux Kumaamusay Maamulka iyo Gudida horumarinta Dugsiga Sare ee hoyga Bodhinka Degmada
Qoryaale.

Gudidu waxay tilmaamen inuu Gudoomiyaha Gudida qandaraasyada qaranku Nuux Maxamed Xuseen Uu Door muhiima ka qaatay Horumarka uu Dugsigu Ku talaabsaday.

Dugsiga Sare Ee Hoyga Boodhinka Qoryaale ayey labadii sanadood ee ugu danbeeyey ardaydii ka baxday waxay kaalmaha sare kagaleen imixaamkii shahaadiga Ee dugsiyada sare Dalka.

https://scontent.fhga2-1.fna.fbcdn.net/v/t1.0-9/

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here