Guddoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Eryay Dhammaan Xoghayeyaashii Xisbiga Iyo Dhammaan Madaxda Laamaha Dibadda Ee Xisbiga UCID.

0
333

Hargeysa(Qoryaalenews)-Guddoomiyaha xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe ayaa eryay dhammaan xoghayeyaashii xisbigaasi, marka laga reebo kuwii uu magacaabey doorashadii 2017kii ka dib.

 

Sidoo kale wuxuu Faysal eryay dhammaan madaxda laamaha dibadda ee xisbiga UCID.

Qoraal uu soo saaray ayuu sidaas ku sheegay

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here