DEG DEG:Madaxwaynaha JSL Oo Safar Shaqo Ku Jooga Magaalada BerBera Oo War Cusub Kaso Saaray Saldhiga Milateri Ee Imaraadka Lasiiyay.

0
364

Madaxwaynaha JSL Oo Safar Shaqo Ku Jooga Magaalada BerBera Oo War Cusub Kaso Saaray Saldhiga Milateri Ee Imaraadka Lasiiyay.

Madaxwaynaha JSL Muuse Biixi Cabdi Oo Safar Ugu Baxay Gobalada Bariga  Somaliland Oo Maanta Ku Sugan Magaalada BerBera Ayaa Kormeer Ku Meer Ku Tegay Madaarka Magaalada BerBera Oo Hore Xukuumada Somaliland Ugu Wareejisay Dalka Imaaradka Carabta Oo Ka Dhisan Lahyd Saldhig Mulateri Madaxweynaha Ayaa Maanta Sheegay Inay Dib Ugala Noqdeen Madaarka Oo La Filaayey In Laga Dhigo Saldhig Miletary Balse Hada Waxaa Laga Dhigi Doona Madaar Shacab,Sida Madaxweynuhu Sheegay
madaxweyne Biixi, ayaa sheegay in Garoonku ahaan doono mid shicib oo weliba noqon doono kuwa ugu waa weyn Afrika.

“Garoonkii Berbera ee in badan laga murmaayey ee Imaaraadku dhisayeen ee la-lahaa waa ciidan iyo ciidankani muxuu yahay, Ciidankii waan ka wareejiyey oo waa Shicib Maanta” Biixi.

Madaxweynaha ayaa sheegay in shirkadda dhisaysa Garoonka ay iman doonto todobaadkan. Madaxweynuhu muu sheegin shirkadda dhisaysa cidda siisay iyo weliba cidda maamulka garoonka gacanta ku haynaysa

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here