Shaqaale Ka Hawl Geli Jiray Madaarka Diyaaradaha Magaalada Hargeisa Oo Shaqadii Laga Caydhiyey Iyo Dawlada Somaliya Oo Qaraamaysay

0
354
Shaqaale Ka Hawl Geli Jiray Madaarka Diyaaradaha Magaalada Hargeisa Oo Shaqadii Laga Caydhiyey Iyo Dawlada Somaliya Oo Qaraamaysay Shaqaale Ka Hawl Gali Jiray Madaarka Diyaaradaha Ee Magaalada Hargeisa Ayaa Dhowaan Xukuumadu Ka Caydhisay Shaqadii Ay Ka Hayeen Madaarkaasi,Waxaanay Xukuumadu Sheegtay Inay Shaqaalahaasi Dib Uga Hawl Gelayn Madaarka,

Shaqaalahan oo hore ugu shaqayn jiray hay’adda duulimaadyada Qaramada midoobay ee ICAO kana hawl geli jiray garoonka Hargeysa ayaa hadda waxa la wareegay dawladda federaalka Soomaaliya.
Waxaanay Ka Hawl Galeen Madaarka Diyaaradaha Ee Magaalada Garoowe,Shaqaalahan Oo U Dhashay Somaliland ayaa iyaguna ku doodaya in xukuumadda Somaliland siiso shaqo u dhiganta tii ay u hayeen ICAO.Balse Markii Ay Ka Waayeen Ka Hawl Galeen Madaarka Diyaaradaha Ee Magaalada Garoowe

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here