Mudaharaadyada isbddelka cimilada caalamka ayaa dunida oo dhan ka socda, iyada oo malaayiin qof ay ka qayb qaateen “iyaga oo dalbanaya in la helo cimilo caddaalad ku dhisan” dadka oo dhanna deeqda.
Ololahan waxaa sabab u ahayd gabar yar oo lagu magacaabo Greta Thunberg, oo dalbatay iney 1.1 milyan oo caruur ah ay ka qayb qaataan mudaharaadka iyaga oo maalintaa ka harayo waxbarashada.
Waa kuwan qaar ka mid ah sawirrada laga qaaday mudaharaadyada dunida oo dhan ka socda.
Magaalada Melbourne, Australia
 Lahaanshaha sawirkaGETTY IMAGES
Lahaanshaha sawirkaGETTY IMAGES Lahaanshaha sawirkaGETTY IMAGES
Lahaanshaha sawirkaGETTY IMAGESMagaalada Bangkok, Thailand
 Lahaanshaha sawirkaREUTERS
Lahaanshaha sawirkaREUTERSMudaharaadayaasha waxay sida meydki iisu wareen afaafka hore ee xafiiska Wasaaradda Deegaanka iyo Kheyraadka Dabiiciga Bangkok.
 Lahaanshaha sawirkaGETTY IMAGES
Lahaanshaha sawirkaGETTY IMAGES Lahaanshaha sawirkaREUTERS
Lahaanshaha sawirkaREUTERSMagaalada Berlin, Germany
 Lahaanshaha sawirkaREUTERS
Lahaanshaha sawirkaREUTERSMudaharaadayaasha isbeddelka cimilada ee ka dhacaya bartamaha magaalada Berlin
 Lahaanshaha sawirkaREUTERS
Lahaanshaha sawirkaREUTERS Lahaanshaha sawirkaREUTERS
Lahaanshaha sawirkaREUTERSMagaalada London, UK
 Lahaanshaha sawirkaALAMY
Lahaanshaha sawirkaALAMYMudaharaadayaal isugu yimid bartamaha fagaaraha Trafalgar ee magaalada London ee dalka Ingiriiska.
 Lahaanshaha sawirkaPA MEDIA
Lahaanshaha sawirkaPA MEDIA Lahaanshaha sawirkaPA MEDIA
Lahaanshaha sawirkaPA MEDIA Lahaanshaha sawirkaPA MEDIA
Lahaanshaha sawirkaPA MEDIAMagaalada Cambridge, UK
 Lahaanshaha sawirkaPA MEDIA
Lahaanshaha sawirkaPA MEDIASouthampton, UK
 Lahaanshaha sawirkaALAMY
Lahaanshaha sawirkaALAMYInta ay goobta mudaharaadka ka dhacayo ay gaadhin ka hor dadka u dhaqdhaqaaqa arrimaha deegaanka waxay soo muuqdeen iyaga oo dhar cas soo xidhay.
Magaalada Nairobi, Kenya
 Lahaanshaha sawirkaREUTERS
Lahaanshaha sawirkaREUTERS Lahaanshaha sawirkaREUTERS
Lahaanshaha sawirkaREUTERSMagaalada Warsaw, Poland

Lodz, Poland

Prague, Czech Republic
 Lahaanshaha sawirkaEPA
Lahaanshaha sawirkaEPAMudaharaadayaal isugu yimid fagaaraha Old Town ee dalka Prague.
 Lahaanshaha sawirkaEPA
Lahaanshaha sawirkaEPAMagaalada Quezon ee dalka Philippines
 Lahaanshaha sawirkaEPA
Lahaanshaha sawirkaEPAMudaharaadayaasha cimilada deegaanka waxay mudaharaad qurux badan ku qabteen jaamacadda Philippines ee magaalada Quezon oo ku taallo bariga Manila, dalka Philippines.
Magaalada New Delhi, India
 Lahaanshaha sawirkaAFP
Lahaanshaha sawirkaAFPXeebta Sanur Bali, Indonesia
 Lahaanshaha sawirkaAFP
Lahaanshaha sawirkaAFP 
			 
		